Monday, July 24, 2017

CAAFIMAADKA INDHAHAAGA

hadaba waxaa loobaahanyahay qof walibo oo ubaahan in oo dhowro caafimaadka indhihiisa inta badan waa inoo iska illaaliyaa
 

1 iftiinka saa,idka ah sida mobilka oo aad dheerayso iftiinkiisa kuna daawato meel mugdi ah


2 iftiinka oo aad kuu dhibaa hadan aadan qaadan ookiyaalo kaadifaaco iftiin sida ookiyaalo leh photogry 

NB hada inta badan dadka oo dhibo iftiinka hadana aan qaadan ookiyaalo inta badan wajiyadooda waxaa laga  dareemaa in oo kajiro isku aroor 


3 labtob , sida dadka kushaqeeyo computerada waxaa dhacda in oo dhib u geesto indhahooda mahadaama mudo dheer indhahooda oo kudhacaayo iftiin 

NB waxaa loobaahanyahay in ay ookiyaalo iftiinkaas kadifaaco ay qaataan si looga hortago iftiinkaas dhibka keenaayo

                                           hadaba bulshooy kudadaal caafimaadka indhahiina
                                               aragaaga waa muhiim

No comments:

Post a Comment